Waa kuma Laacibka Man United Ee Ay Ceebtu Raacday
Goolkii daahay ee uu dhaliyay Jamie Vardy ayaa ka caawiyay kooxda Leicester City inay barbaro 2-2 ah la gasho kooxda Manchester United, kuwaasoo laba gool ka horeeyey laakiin markasta daba socdayMarcus Rashford ayaa daqiiqadii 23-aad dhaliyay goolka 1-aad isaga oo uu u dhaliyay xiddiga Bruno Fernandes, waxana ku xigay Harvey Barnes daqiiqadii 31-aad isaga oo ciyaarta ka dhigay 1/1.
Manchester United ayaa mar kale hogaanka qabatay daqiiqadii 79aad waxaana u dhaliyay Bruno Fernandes, laakiin daqiiqadii 85aad kubad!--more-->…