Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs AC Milan –
Manchester United ayaa Old Traffrod ku soo dhawaynaysa kooxda AC Milan iyada oo u dagaalamaysa sidii ay ugu soo bixi lahayd wareega 8 dhamaadka Europa League.United waxaa ka maqan darsin ciyaartoy ah oo ay ku jiraan Marcus Rashford, Edinson Cavani, Paul Pogba, Donny, Juan Mata iyo David de Gea. Laakiin Luke Shaw, oo kursiga keydka ku soo bilaabay, ayaa markii dambe la badbaadiyay.AC Milan ayaa u safreysa magaalada Manchester iyadoo ay ka maqan yihiin ciyaartoydeeda muhiimka ah Zlatan Ibrahimovic, laakiin Hakan Calhanoglu,…