Falanqeynta kulanka xiisaha leh: PSG vs Barcelona – Rikoor taariikhi ah

Barcelona ayaa caawa u safraysa garoonka Parc des Prince iyagoo isku dayaya inay soo nooleeyaan habeenki geesinimada leh guushii taariikhiga ahayd ee 2016-17 ay ka gaareen kooxda reer France, laakiin markan. U safridda Paris iyadoo guuldarro 4-1 ah ka soo gaartay Camp Nou wareega koowaad ee isreebreebka Champions League 16.Lionel Messi ayaa lugtii koowaad saaray ismari waaga darbiga PSG, laakiin Kylian Mbappe ayaa seddexleey dhaliyay iyo goolkii cajiibka ahaa ee Moise Kean ayaa PSG u horseeday inay hogaanka u qabato wareega…

Ismaaciil Cumar Geelle: Afrika ayaa taagan

Hogaamiyaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey fadhiga wadajirka ah ee Golaha Amniga ee Midowga Afrika (AU) oo looga hadlay Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha, Ganacsiga & Saamaynta Covid-19. Geelle wuxuu sheegay in qaarada Afrika ay u baahan tahay inay xal u hesho dhibaatooyinka mudada dheer soo jiray iyo kuwa cusub, helitaankoodana ay aasaas u tahay isbadalka qaaradda ee mustaqbal ifaya. Hogaamiyaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in amniga iyo…

to Yopougon leaning into the opposition, words

The Independent Electoral Commission on Tuesday afternoon officially announced all the scores for last Saturday's vote in Côte d'Ivoire. At the national level, the majority goes to the ruling party, the RHDP. The Yopougon municipality, considered the base of former President Laurent Gbagbo's FPI, was in the hands of the presidential party, but it fell into opposition.…

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo Danjire Swan?

Magaalada Muqdisho, Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxay ku yeesheen kulan dheer oo ay uga wada hadlayeen ka gudubka caqabadihii keenay kala taggii shirkii Dhuusamareeb ee ugu dambeeyay (4). Swan oo safka hore kaga jira isku soo dhaweynta Dowlada Federaalka & Dowlad Goboleedyada waqtigooda sii dhamaanayo ayaa doonaya in shirku uu ka duwanaado shirarkii hore ee lagu kala qeybsanaa ee ugu yaraan lagu saxiixo heshiis ay wada gaareen Gudiga…

the vote fails to improve representativeness

Out of 254 deputies elected in Côte d'Ivoire, 32 are women. Within the half cycle, they represent 12.5% ​​of the total selected. Far from the figures expected after the adoption in 2019 of a law requiring political parties to present at least 30% of the candidates for elected assemblies. The low representation of women in the assembly is no surprise: none of the political parties respected the quota…

The One Ingredient Everyone’s Adding to Their

If you've wasted as much time on TikTok as I have during this crazy year, you've probably noticed a new food trend that's been all over—baked oatmeal! While most baked oatmeal recipes online are meant to serve multiple people, these clever baked oat recipes are all created for one serving—making the perfect healthy breakfast for one. After spending countless hours on this app (and realizing I should, yet again, set a boundary and delete it from my phone) I realized a common recipe that people were throwing in their baked…

former ministers consulted in the study of

The prosecutor for Nouakchott on Tuesday afternoon opened hearings of personalities suspected of corruption and embezzlement of public property in a report by a parliamentary commission of inquiry produced last year. The document shows the leadership of former President Aziz during his tenure from 2008 to 2019. The document cites 14 members of his various governments, including former prime ministers.…

One Gross Thing That’s in Your Cup of Coffee,

Dr. Karan Rajan, MRCS, MBBS, BSc, is a London-based surgeon and lecturer who has made a name for himself in the UK as one of Britain's most popular TikTok stars, largely known for posting videos about "crazy medical facts" to his 3 million followers. He surged to prominence during the pandemic when he instructed people in April of last year that they shouldn’t be wearing rubber gloves when shopping in the grocery store. "Your glove is now more full of germs than your hand would have been," he said. "Spread knowledge, not the…