Sudan helps as much as 200,000 fleeing Ethiopian conflicts

As much as 200,000 refugees can flock to Sudan as they flee the lethal battle in Ethiopia's northern Tigray area, whereas the primary particulars emerge of largely reduce off civilians below growing strain. Lengthy traces have appeared exterior bread retailers within the Tigray area, and vehicles with provides are stranded at its borders, the UN humanitarian chief within the nation informed the Related Press in an interview. "We would like humanitarian entry as quickly as potential," stated Sajjad Mohammad Sajid. "Gas…

Difaacyadii Abid Ugu Wanaagsanaa Horyaalka Premier League Oo

Jamie Carragher ayaa shaaciyey in difaacii ugu wanaagsanaa abid ee ka ciyaara horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League uu yahay halyeygii hore ee Chelsea ee John Terry.Kabtankan hore ee Blues ayaa yimid Stamford Bridge markii ay da’diisu ahayd 19 jir, waxaanu kula guuleystay shan horyaal oo Premier League ah intii uu ahaa kabtanka kooxda.Ruug-caddaagii difaaca Liverpool ee Jamie Carragher ayaa xilliyadii uu isaguna garoomada ku jiray waxay iska hor yimaaddeen John Terry, laakiin dhinaca kale, waxay iska garab…

Arsenal Oo Bisha January Qasnaddeeda U Jabinaysa Xiddiga

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa bisha January bartilmaameed ka dhigan doonto weeraryahanka da’da yar ee reer Brazil ee Brenner oo lagu naanayso ‘Ronaldinho-ha cusub’, kaas oo u ciyaara naadiga Sao Paulo.Tababare Mikel Arteta ayaa laacibkan yar ka dhigan doona dookh afka hore ah oo uu ku xallin karayo dhibaatada goolal la’aanta iyo qaabka liita ee xiddigihiisa afka hore ay u shaqaynayeen.Kabtanka kooxda ee Pierre-Emerick Aubameyang iyo Alexandre Lacazette oo afka  hore ah ayaa inta badan uu isku halleeyaa Mikel Arteta,…

Giriiga iyo Masar oo Biden la kaashanaya talaabo ka dhan ah

Giriigga iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis badeed bishii Ogast ee soohdinta xuduudaha badda ee labada dal iyo dejinta aagag dhaqaale oo gaar ah Raysul wasaaraha Giriigga Kyriakos Mitsotakis ayaa sheegay inuu rajaynayo  in madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden uu door firfircoon ka ciyaaro isku dayga lagu dajiyo xiisadaha sii kordhaya ee bariga Mediterranean. “Waxaan haysannaa sabab kasta oo aan ku soo dhoweyno, annaga iyo dhammaan la-hawlgalayaashayada gobolka, ku soo…

Jamaahiirta Liverpool Oo Dalbay Inay Garoomada Kusoo Noqdaan

Difaaca Liverpool ayay musiibo kale ku habsatay maanta kaddib dhaawac halis ah oo soo gaadhay Joe Gomez oo ahaa laacibka kaliya ee difaacyada dhexe badqabka u ahaa Reds ee ay kusii badbaadeen muddadii ay maqnaan Virgil van Dijk, Matip iyo Fabinho.Laacibkan ayaa dhaawac culusi kasoo gaadhay tababarkii xulka qaranka England uu la samaynayay maanta gellinkii hore, taas oo walaaca kuwsii kordhisay Liverpool oo marka horeba uu ka maqnaa Van Dijk oo xili ciyaareedka oo dhan seegaya iyo Fabinho oo si ku-meelgaadh ah booskiisa uga…

Hogaamiye Farmaajo, Laftagereen, Xasan Sheekh & Sheekh

Cali Guudlaawe Xuseen iyo Yusuf Axmed Hagar Dabageed oo loo dhiiriyo xilka madaxweynaha iyo ku xigeenka Hirshabeelle. Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo hogaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen iyo Xisbiyadda mucaaradka ah ee UPD iyo Himilo Qaran ayaa u hambalyeeyay Hogaamiyaha iyo Hogaamiye Kuxigeenka cusub ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Yuusuf Axmed Hagar oo maanta ku soo baxay codayn ka dhacday xarunta gobolka…

Xaaska Xiddig Caan Ka Ah Yurub Oo Sawiro Anshax Xumo Ah Soo

Xaaska Mauro Icardi ayaa mar kale ku kacday fal foolxumo badan iyadoo sawiro qaawan soo dhigtay baraheeda bulshada xilli taageerayaasha kubada cagta ay aflagaadooyin u qoreen.Wanda Nara oo ah xaaska xiddiga PSG ahna wakiilkiisa ayaa lagu eedeeyay inay dooneyso inay soo jiidato dareenka taageerayaasha iyo warbaahinta mar haddii ninkeeda uu saldhigtay kooxda Faransiiska.Wanda Nara ayaa warbaahinta la hadli jirtay had iyo goor markii uu Mauro Icardi joogay kooxda Inter Milan iyadoo ka caban jirtay sida ay kooxda Talyaaniga u la…

Somali area helps Ethiopia’s navy operations in Tigray

JIGJIGA - The Tigray area stays remoted from the entire nation after the federal authorities of Ethiopia, which has determined to launch a navy operation that has been condemned by numerous worldwide actors however which is able to nonetheless final for a while. Somali area joined the remainder of the states to help Prime Minister Dr. Abiy Ahmed's choice to deploy Ethiopian nationwide protection forces to the troubled area and argued that the choice was necessary and well timed within the final protection of the…

Harry Maguire Oo Ka Darbo Badan Pierre-Emerick Aubameyang

Harry Maguire ayaa sameeyay darbooyin ka badan inta uu sameeyay Pierre-Emerick Aubameyang horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.Daafac dhexe ayaa sameeyay isku day badan oo dhanka goolka ah marka loo eego mid ka mid ah gooldhaliyayaasha ugu fiican dunida.Mana ahan mid ku timid kala duwanaansho dhanka kulamada ay safteen. Aubameyang ayaa ciyaaray sideed kulan xilli ciyaareedkan halka Maguire uu ciyaaray todoba kulan.Xilli ciyaareedkii la soo dhaafay Aubameyang waxa uu ahaa xiddiga labaad ee ugu goolasha badan Premier…

Libya: Joint Army commission meets in Sirte to advertise ceasefire

The sixth spherical of the 5 + 5 joint conferences of the Navy Fee between representatives of the Libyan military affiliated with the respectable Libyan authorities and forces according to Putchist Normal Khalifa Haftar started on Tuesday within the strategic metropolis of Sirte to advertise the implementation of the latest inked cessation - Hearth. The conferences, that are being held with the participation of the UN Help Mission in Libya (UNSMIL), will finish on November 13, the mission stated in a press release. The…