Waa tan taageeraha uu jecel yahay
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Donny Van De Beek ayaa ka tagi doona kooxda ka dib hal xilli ciyaareed oo uu leylinayey.Van De Beek ayaa ahaa saxiixii ugu weynaa ee United ee suuqii xagaaga laakiin tababaraha reer Holland ayaa ku guuldareystay inuu boos ka helo line-upkiisa iyadoo kaliya labo kulan oo Premier League ah uu kusoo bilowday Red Devils.Sida laga soo xigtay Daily Star, Van De Beek ayaa doonaya inuu wadahadalo toos ah la yeesho madaxweyne ku xigeenka kooxda Ed Woodward ka hor dhamaadka xilli…