Dalabka Lionel Messi ee madaxweynaha
Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay bilowdo wadahadalo rasmi ah oo ay la yeelato Lionel Messi isbuucyada soo socda si ay ugala hadlaan mustaqbalkooda, halka kooxda ay sidoo kale dooneyso in Sergio Aguero uu ka dhaadhiciyo Messi inuu sii joogo Camp Nou.Doorashadii madaxweynaha cusub ee Joan Laporta usbuucii la soo dhaafay, oo sida la sheegay uu Messi u codeeyay, ayaa kordhisay fursadaha ay kooxda Barcelona ku haysan karto kabtankeeda, kaasoo qandaraaskiisu dhacayo xagaagan.Messi ayaa laga hor istaagay…