Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester vs Man City – Pep Oo Isbeddelo Sameeyey
Leicester City ayaa garoonkeeda King Power Stadium kusoo dhoweynaysa kooxda hoggaaminaysa horyaalka ee Manchester City oo 26kii ciyaarood ee ugu dambeeyey 25 ka mid ah guuleysatay, waxaana Foxes u taalla shaqo adag oo ah in ay iska celiso si ay kaalinteeda saddexaad usii xajisan karto.Leicester City waxay dib u heshay xiddigeeda khadka dhexe ee James Madisson oo taam u noqday in uu ka hor tago City, laakiin waxa dhaawac kaga maqan Harvey Barnes iyo James Justin.Tababare Brendan Rodgers ayaa ciyaartan kusoo bilaabay shax adag…