AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii soconayaa .Qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wakiilka ururkaas ahna Madaxa howlgelinta AMISOM uu todobaad & bar ku howlanaa qaabiladda Saamileyda Siyaasadda Dalka.
Ambassador Francisco Madeira ayaa qaabilay Madax Goboleedyada kala ah: Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…