Jabuuti iyo Sucuudiga oo ka wada hadlay xaalada
Hogaamiyaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ku qaabisay madaxtooyada Jabuuti Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Amiir Fayçal Bin Farhan Al Saoud, oo ay wehliyaan masuuliyiin sar sare oo ka socotay boqortooyada dalkaasi.
Booqashada Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga ee Jabuuti ayaa salka ku haysa xoojinta “xiriirka saaxiibtinimo, walaaltinimo iyo iskaashi ee u dhexeeya labada wadan ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti”.
Labada dhinac ayaa ka dooday iskaashiga istiraatiijiyadeed ee…