France Oo Lagu Dhegay, Belgium & Portugal Oo
Xulka heysta koobka Qaramada Yurub ayaa guul ku bilowday wareega group-yada ee isreebreebka Koobka Adduunka xulalka Yurub iyagoo 1-0 kaga badiyay xulka Azerbaijan oo ay kuwada jiraan Group A.Goolka qura ay ku badisay xulka Portugal wuxuu ahaa mid ay iska dhaliyeen xulka Azerbaijan iyadoo uu shabaqa iska soo taabtay Maksim Medvedev.Isla Group A xulka Serbia ayaa 3-1 ku suuldaaray xulka Republic of Ireland.Group D xulka difaacanaya Koobka Adduunka ee France ayaa barbaro lagu qabtay kulan ay martigeliyeen xulka Ukraine, Antoine…