1 year sentence and 3 years imprisonment against two activists from the Hirak movement

The National Committee for the Release of Detainees, an association that supports detainees in Hirak, speaks of an "incredible and unacceptable" phrase. According to the CNLD, 60 people are currently being detained for actions related to the Algerian protest movement. The heaviest of the sentences uttered this Sunday relates to Brahim Laalami. Prosecuted in seven cases, he received a total of three years in prison and a fine of one million dinars or more than 6,000 euros, according to the National Committee for the…

"The supporters will not listen for a while

Over the years, Donald Trump has not wanted to publish his tax returns. Now the New York Times has published information claiming that for a number of years Trump has in principle not paid any federal tax at all. - There has been a lack of clarity about what his finances have really looked like, says Dag Blanck, professor of North American studies at Uppsala University.

Jarmalka Oo Qirtay Inay Ku Qaldameen Xiddiga Muslimka Ah

Xidhiidhka kubadda cagta Jarmalka ayay ku qaadatay muddo laba sannadood ah inay qirtaan inay qalad ka galeen kubbad-sameeyaha Muslimka ah ee Mesut Ozil oo canaan badan loogu jeediyey kulan uu magaalada London kula yeedhay Madaxweynaha waddanka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ka hor intii aanu bilaabmin Koobkii Adduunka ee 2018 lagu qabtay Ruushka. Mesut Ozil iyo Ilkay Gundogan ayaa kulan la qaatay madaxweynaha waddanka ay asal ahaanta kasoo jeedaan ee Turkiga, Mr Recep Tayyip Erdogan oo muddo saddex maalmood ah ku qaatay…

Al Shabaab oo Caleemo saartay Suldaanka Muddulood Ee

Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ayaa sheegay in uu Suldaan cusub ugu caana-shubtay Beesha Muddulood ee gobolada Jubbooyinka ee Koofurta Soomaaliya. Munaasabadda Calleemasaarka Suldaanka oo kadhacday degmada Jilib ayaa Xarakadu ku sheegtay in Sheekh Cabdifitaax Xasan yahay Suldaanka Muddulood ee Jubbooyinka. Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay  Salaadiin, waxgarad iyo odayaal dhaqameed ka tirsan beesha Mudulood oo ka kala yimid deegaanada ay ka degaan gobollada Soomaaliya, si gaar ah…

Golaha shacabka oo meelmariyay heshiiska Iskaashiga

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Heshiiska Iskaashiga Arrimaha waxbarashada ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga,waxaana codka haa ku ogolaatay 150-Xildhibaan oo ah tirada guud ee Xildhibaanadda kulanka maanta joogay kulanka golaha. Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa September 14, 2020, akhrinta 1-aad marsiiyey heshiiska waxbarasho ee dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga. Ujeedada heshiiska ayaa iskaashi…

Xiddig Ka Tirsan Liverpool Oo Maanta Duhurkii Tijaabada

Maanta oo Isniin ah, waqti ay saacadda UK ku beegnayd 9pm oo Geeska Afrika ka ahayd 12pm – duhurnimo ayuu laacib ka tirsan Liverpool isku diyaariyey tijaabada caafimaadka oo uu u maray koox kale, iyadoo uu tababare Jurgen Klopp dhabarka kasii dhirbaaxay oo uu kusii macasalaameeyey bixitaankiisa.Liverpool oo isku diyaarinaysa kulanka Arsenal ay caawa ku martigelinayaan, ayaa waxa dhinaca kale ay la dhaceen in goolhayaha reer Germany ee Loris Karius uu helay dalab rasmi ah, tijaabada caafimaadkana uu ku marayo magaalada Berlin…

Egypt’s Nasser is still a divisive figure 50 years after his death

Fifty years since the death of Gamal Abdel Nasser, controversy over the legacy of the charismatic Egyptian president who fought for Arab unity is raging in Egypt as deep divisions found in the Middle East. Best known for his everyday charisma and pan-Arab populism, he caught up with listeners with his radio broadcasts and inspired immense pride inside the North…

Maraykanka iyo Shiinaha oo ku baaqay joojinta dagaalka

Madaxweyne Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in maamulku uu isha ku hayo rabshado ka dhex qarxay Armenia iyo Azerbaijan oo ku saabsan muranka la isku muransanyahay ee Nagorno-Karabakh kaas oo ay ku dhinteen daraasiin dad ah iyo kor u kac cabsida laga qabo dagaal ballaadhan oo u dhexeeya labadaan wadan ee dariska ah. Ugu yaraan 24 qof ayaa lagu dilay dagaalkaas oo maalinkii labaad socda. Labada dhinac ayaa muddo dheer isku khilaafsanaa kala goynta gobolka Nagorno-Karabakh, oo…

Puntland Military Court sentences activists to death and

AXADLE, Puntland - A Puntland military court has sentenced an Al-Shabaab suspect to death and jailed four others after being convicted of complicity in terrorism, officials said on Sunday in the latest harsh verdict aimed at neutralizing the militants, who have wreaked havoc on the country. Somalia. It is the first time that Puntland, the federal state of northern Somalia, has sentenced members of al-Shabaab in as many months, following a wave of terrorism-related incidents that rocked the country. oil-rich region,…

YAAB!! Muran Ka Dhashay Sababtii Layaabka Lahayd Ee Ansu

Baraha bulshada ayaa loogu hiiliyey laacibka da’da yar ee Barcelona ee Ansu Fati oo loo diiday inuu noqdo xiddigii ugu wanaagsanaa garoonka kulankii xalay ay kooxdiisu 4-0 ku garaacday Villarreal.17 jirkan ayaa kusoo bilowday ciyaartii ugu horreysay kooxdiisa xili ciyaareedkan, waxaanay muujiyeen bandhig xarrago leh oo ay jamaahiirta ku ilowsiinayeen guul-darradii bahdilaadda ahayd ee kasoo gaadhay ciyaartii ugu dambaysay ee tartan ah oo ahayd fadeexaddii Bayern Munich ugu soo xambaarisay Champions League oo ay kusoo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More