Qiimeynta Ciyaartoyda Ee Kulankii Ay Liverpool Xaaqday

Liverpool ayaa sii wadata guulaheeda xilli ciyaareedka cusub iyagoo 3-1 ku qaarjiyay kooxda Arsenal oo marti ugu aheyd garoonka Anfield.Alexander Lacazette ayaa hogaanka u dhiibay Gunners laakiin Liverpool durbadiiba ciyaarta ku soo celiyay Sadio Mane iyadoo Andy Robertson uu isla qeybtii hore hogaanka u dhiibay.Saxiixa cusub ee Liverpool Diogo Jota oo bedelay lagu soo geliyay dhamaadkii ciyaarta ayaa Liverpool u saxiixay goolka seddexaad, isagoo gool ugu dabaaldegay kulankiisii ugu horeysay Liverpool ee horyaalka Premier…

Arsenal Iyo Liverpool Waa Habeen Iyo Maalin & Seddex

Liverpool ayaa sii wadata guulaha ay ku bilaabatay xilli ciyaareedka cusub iyagoo 3-1 kaga badisay kooxda Arsenal oo marti ku aheyd Anfield iyadoo sagaal dhibcood haatan hogaanka kula haya Leicester City iyo Everton.Kulankii maanta waxay soo bandhigeen wacdarahooda weerarka iyo khadka dhexe iyadoo uu ka maqnaa kabtankooda Jordan Henderson iyo saxiixooda cusub Thiago laakiin daafacooda ayaa walwal ku abuuraya Klopp.Waxaan eegeynaa seddex waxyaabood oo aan ka baranay kulankii caawa.Arsenal Iyo Liverpool Waa Habeen Iyo…

Liverpool Oo Gurigeeda Ku Gumaaday Arsenal, Diogo Jota Oo

Liverpool ayaa gurigeeda ku garaacday Arsenal oo ay ku dubteen 3-1 kulan xiiso lahaa oo ka dhacay garoonka Anfield iyo Diogo Jota uu furtay akoonkiisa goolasha Liverpool kulankiisii ugu horeysay ee Premier League ee Liverpool.Arsenal ayaa goolka ku hormartay ka dib markii uu u saxiixay Alexander Lacazette laakiin Liverpool ayaa soo laabasho degdeg ah sameysay ka dib goolal ay u kala dhaliyeen Sadio Mane iyo Andy Robertson ka hor inta uusan Diogo Jota oo bedel ku soo galay dhamaadkii ciyaarta uusan dilin ciyaarta isagoo…

Victoire Sidémèho Tomegah-Dogbé, 1st female Prime Minister since independence

Seven months after the presidential election on 22 February, Faure Gnassingbé, elected for a fourth term in five years, appointed a woman, Victoire Sidémèho Tomegah-Dogbé, as Prime Minister. A first since independence. as reported from Lomé, Peter Sassou Dogbé Born in December 1959, Victoire Sidémèho Tomegah, wife of Dogbé, is from Badougbé on the shores of Lake Togo in the prefecture of Vo, the phosphate mining area. She began her professional career in the private sector after a master's degree in economics and…

in Kenya, restrictions are eased, but schools remain closed

Kenya organized a major national conference on Covid-19 on Monday, September 28th. A meeting that the head of state wants to take stock of the situation and learn from the epidemic when the curve flattens (700 dead, 38,168 sick), the number of new cases decreases and as the country opens up. At the end of the debates, President Uhuru Kenyatta spoke to the nation. He announced further easing of restrictions, but he keeps schools closed. Uhuru Kenyatta wants be alert until the end. The positivity rate fell from 13% in June…

Frank Lampard Oo U Jawaabay Jose Mourinho Ka Dib Cabashadii

Tababaraha Chelsea Frank Lampard ayaa soo jeediyay in jadwalka kulamada Tottenham inuusan ka adkeyn kooxaha kale inkastoo uu Jose Mourinho cabasho ka muujiyay kulanka Carabao Cup.Spurs ayaa ku bilaabatay xilli ciyaareedka inay dheelaan kulamo badan oo isku xigxiga, iyadoo ciyaaraya afar kulan oo Premier League ah, seddex kulan oo isreebreebka Europa League ah iyo labo kulan oo koobab maxaliga ah inkastoo kulankoodii wareega 3aad ee Carabao Cup ee ay la ciyaari lahaayeen Leyton Orient la kansalay ka dib markii Korona Fayras…

schools paralyzed by teacher strike

In Zimbabwe, schools, colleges and colleges did not open their doors on Monday 28 September after a six-month closure in connection with the Covid epidemic. The eight teachers' associations in the country have launched an unlimited strike movement. They condemn the write-off of their salaries, but also the lack of funds and equipment to protect themselves from the pandemic. Hundreds of schools remained empty Monday after the call from the eight teachers' associations in the country. For several months, they have been…

Sababta Rasmiga Ah Ee Uu Jurgen Klopp Uga Soo Tagay Thiago

Dad badan ayay lama filaan ku noqotay inay shaxda Liverpool ka waayaan saxiixooda cusub Thiago Alcantara kaasoo wacdarro dhigay kulankio Chelsea ee isbuucii la soo dhaafay.Thiago ayaa bedel ku soo galay qeybtii labaad ee kulankii Chelsea isagoo bedelay Jordan Henderson oo dhaawac ku baxay kulankaas.Xiddiga khadka dhexe ee reer Spain ayaa inkastoo uu garoonka ku jiray 45 daqiiqo waxa uu hadana jabiyay rikoodhka baasaska ee kulan Premier League ah.Madaama uu Jordan Henderson dhaawac ku seegayay kulanka caawa ee Anfield waxaa…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Arsenal – Klopp Oo Ka Soo

Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku soo dhaweyneysa Arsenal iyadoo kulankaan si weyn loo wada sugayo.Labada kooxood ayaa sidii ugu fiicneyd ku bilowday xilli ciyaareedka. Arsenal ayaa xilli ciyaareedka ku furtay 3-0 oo ay kaga badiyeen Fulham ka hor ibta uusan nasiib saacidin oo ay 2-1 ku dardarin West Ham.Liverpool nasiibka ayaa saaciday kulankeedii ugu horeeyay xilli ciyaareedkan iyagoo si dirqi ah uga badiuay Leeds kulan todoba gool la iska dhaliyah laakiin waxag isbuucii hore guul raaxo ah ka gaareen…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More