Hordhac: Liverpool vs Aston Villa – Klopp Oo Wacad Ku Maray Inay
Jürgen Klopp ayaa sheegay in guuldaradii 7-2 ee ku soo gaartay Villa Park xilli ciyaareedkan inuu maanka ku heyn doono isagoo doonaya inuu soo gabagabeeyo lix kulan oo isku xigta oo looga badiyay Anfield.“Waa inaan wax walba saxno” ayuu ka yiri guuldaradii ugu cusleyd horyaalka ee soo gaartay Liverpool tan iyo sannadkii 1963. Guul ay gaaraan ayaa la micno noqoneyso guushii 100aad ee Liverpool ay ku gaarto Anfield tartamada oo dhan tan iyo markii uu Klopp tababare u noqday.Reds ayaa aad ugu baahan guul ay ku gaarto Anfield…