Dowladda federalka oo lagu eedeeyay is hortaagtey in diyaarad ka degto deegaan Garacad
Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) - Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federalka in ay hor istaagtay in diyaarad siday maalgashadayaal ajaanib ah ay ka degto Garacad.Wafdigaan ayaa dhowr cishe ah ku xanniban magaalada Garowe, kadib markii diyaaradihii qaadi lahaa ay diideen inay u kicitimaan magaalada Garacad.
Wararku waxay sheegayaan in shirkaddaha diyaaradahu sababo amni awgeed ay uga cudur daarteen in ay u duulaan Garacad, halkaas oo maalmo ka hor lagasoo sheegay in ay dhalinyaro hubaysan ay…