Juventus Oo Ka Tashatay Andrea Pirlo, SADDEXDA
Kooxda Juventus ayaa wakhti u qabatay tababaraha cadaadisku saaran yahay ee Andrea Pirlo iyadoo sida ay saxaafadu sheegaysay dooratay saddex tababare oo ay u aragto kuwa ay ku bedeli karto haddii ay shaqada kooxdeeda dhawaan ka caydhiso Pirlo.Sida uu sheegayo wargeyska Le Repubblica, Juventus ayaan haysan lacag ku filan oo ay kula saxeexan karto Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola mid ahaan isla markaana saddexda tababare ee Pirlo bedeli kara u dooratay Gian Piero Gasperini, Simone Inzaghi iyo Luciano Spalletti.Cadaadiska ayaa…