Dhibcaha England iyo Nigeria ayaa loogu yeeray – “Ma lihi
Eberechi Eze ayaa xalay u ciyaaray England xulka 21 jirada wuxuuna rigoore ka dhigay Euro 2021 U21, laakiin hadafkiisa waa la joojiyay markii England laga reebay tartanka.Wiilka reer Nigeria ee asal ahaan kasoo jeeda dalka Ingriiska ayaa doortay inuu u ciyaaro xulka qaranka England, laakiin waxaa soo gaadhay fariimo tan iyo xalay loogu sheegayo inuusan u ciyaarin England oo uu ku laabto dalkiisa hooyo.Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Crystal Palace Eberechi Eze, oo wacdarro ka dhigay labada Hungary iyo Slovenia, ayaa soo jiitay…