DAAWO: Nin Qaawan Oo Garoonka Soo Galay Kulanka Manchester United &

Daqiiqado kooban markii ay socotay ciyaartii ay Manchester United martida ugu ahayd Granada ee lugta hore ee wareegga siddeedda Europa League, waxa mar kaliya ay indhuhu ku jeedsadeen in qaawan oo dhex ordaya ciyaartoyda.Garoonka oo madhnaa, ayna joogeen ilaalo albaabada xidhay maadaama aan loo ogolayn taageereyaal, waxa si lama filaan ah mar kaliya kaamirooyinku usoo qabteen nin qaawan oo dhex ordaya garoonka, kaas aan la garanayn sida uu garoonka kusoo galay.Ninkan oo maareeyey in uu kasoo gudbo ilaalada amaba meelo kale…

North Western State of Somalia waxay u jawaabtay Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Puntland State

Wasiir Wasaaradda Wasiirka arimaha gudaha somali-land Mustafe Maxamuud Cali oo wareysi siiyay HCTV ayaa beeniyay sheegashada wasiirka arimaha gudaha Puntland ee ah inay iyagu maamulaan inta badan gobolada Sool iyo Sanaag. Puntland waa dowlad walaalo ah, derisna la ah dano badan oo wadaag ah. " Wasiirka ayaa sheegay in qofkasta oo masuul ka ah iyo wixii looga hadlayo looga baahan yahay inuu ka fogaado ereyada abuuri kara isku dhacyada iyo dhibaatooyinka. Wasiir Mustafe ayaa sidoo kale kajawaabay hadalkii Wasiirka…

66% of Americans Say They Are Seeking Out This Vitamin Right Now,

Americans have upped their supplement game since the beginning of the COVID-19 pandemic. In fact, many individuals who didn't previously have a supplement regimen may now have a consistent vitamin and mineral routine. And one supplement, in particular, is especially hot right now among consumers, a new survey suggests. Today, the International Food Information Council (IFIC) released the survey, "Consumer Perspectives on Vitamins, Minerals, and Food and Beverage Fortification," which examines American perceptions about…

Surprising Side Effects Carbs Have On Your Skin, Says Science

We've all had acne at some point in our lives, however, some people have a more severe case than others. And while hormonal changes and medications appear to be the biggest culprits for flare-ups, diet may also play a role. Aside from acne breakouts, certain foods may even dehydrate our skin or worse, tamper with collagen. Below, we lay out how four different types of carbs could aggravate your skin. And after, don't miss The 7 Healthiest Foods to Eat Right Now.…

Gabadh ganacsato ah oo cabasho ka muujisay laydhka magaalada Berbera

Layla Maxamed Xirsi oo ah gabadh ganacsato ah, oo ku nool magaalada Berber, ayaa cabasho ka muujisay shirkada laydhka, iyado madaxweynaha ka codsatay in uu u ogolaado in ay shirkad laydh keento Berbera. Layla ayaa sheegtay in ay lacagdhan 200 oo kun oo dollar ku wayday kadib markii uu laydhku gubay dhisme fooq ah oo ay ku leedahay magaalada. “Qasaare aad u laxaadle ayaa fooqan ku dhacay, lacag 200 oo kun ah ayaa ku gubatay, laydhka ayaana gubay, waxanan ka cabanayaa qolada laydhka iyo xukuumada Berbera” ayay tidhi…

Waxaan ku boorinaynaa madaxda inay si deg deg ah ugu laabtaan wadahadalada

War-saxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa loogu baaqay hoggaamiyaasha Soomaaliya in Dib loo billaabo wadahadallada burburay ee gogol-xaadhka u ahaa kullamada lagu dhammeystirayo arrimaha doorashooyinka Dalka. Hadal uu galinkii dambe ee Arbacadii shalay siiyay warbaahinta , wasiirka Warfaafinta Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe  wuxuu ku eedeyay fashilka wadahadallada madaxda Puntland iyo Jubbaland, taas oo ay iska diiddeen labada maamul. “Saaxiibada Beesha Caalamka waxay ka welweleen…

Champions League all-time top scorers

The Champions League has long been regarded as the very pinnacle of club football, pitting the very best in Europe against one another.Since its rebranding in 1992 from the European Cup, the competition has gone from strength to strength and is seen as the ultimate test for football's greats.Question is, are you familiar with its top scorers over the years? Fear not if you need some help, here's your rundown of the all-time leading goalscorers in the Champions League.Griezmann scored his CL goal in 2014 | MB Media/Getty…

Sisi ayaa uga digay Itoobiya wada hadalada fashilmay

Hogaamiyaha Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa Arbacadii ka digay halista isku dhacyada ka socda biya xireenka weyn ee loo yaqaan Blue Nile kadib markii wadahadalkii labada dal uu ku dhamaaday natiijo la’aan. Wufuudda saddexda dowladood ayaa horaantii toddobaadkan ku kulmay magaalada Kinshasa ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo, laakiin waxay ku guuldareysteen inay soo afjaraan khilaafkooda. Sisi oo ka hadlayey furitaanka dhisme cusub oo dowladeed ayaa sheegay in Masar iyo Suudaan ay si wada jir ah uga shaqeynayaan…

Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ku baaqayaan wada hadallo dheeri ah

Muqdisho, Abriil 8, 2021 - Saaxiibada Beesha Caalamka * waxay ka walaacsan yihiin hadalada qaar ka mid ah masuuliyiinta ay shalay u jeediyeen shacabka waxayna tilmaameen in shirkii xirnaa ee u dhaxeeyay Hogaamiyayaasha Qaranka iyo Dowlada aan wax horumar ah laga gaarin. Waxaan carrabka ku adkeynaynaa in wadahadalladan ay udub-dhexaad u yihiin hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka ee 17-ka Sebtembar ee doorashooyinka lagu kalsoonaan karo, iyada oo aan la'aanteed horumarkii laga sameeyay sannadihii la soo dhaafay…

Coronavirus wuxuu ku sii fidayaa ciidamada Japan ee ku sugan Jabuuti

Wasaaradda gaashaandhigga Japan ayaa sheegtay in xubno ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Jabbaan oo ku shaqeeya magaca la dagaalanka burcad badeedda Soomaaliya u fara ba'an uu ku hayo coronavirus Illaa 180 xubnood oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Japan ayaa hadda ku sugan saldhigga magaalada Jabuuti. Wasaaraddu waxay sheegtay in dhammaan saraakiisha la baaray ka dib markii la xaqiijiyay in xubnuhu uu ku dhacay cudurka jimcihii iyo sabtidii la soo dhaafay. 17 askari oo kale ayaa laga helay cudurka, taas oo…