Real Madrid Oo Kaalinta Labaad Kala Baxday Barcelona, Atletico Oo Ay
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa soo gashay kaalinta labaad ee horyaalka waddanka Spain ee LaLiga oo ay kala baxday Barcelona, kaddib markii ay 2-0 ku garaacday Eibar oo ay ku qaabbishay garoonka Alfredo Di Stefano.Real Madrid ayaa guul ay u qalmaysay ku qaadatay saddexda dhibcood iyadoo tababare Zinedine Zidane uu kusoo galay shax ay ka muuqatay in uu isha kusii hayo ciyaarta Liverpool ee Salaasada, taas oo uu usii dhigtay Raphael Varane, beddello degdeg ahna waqti hore u sameeyey.Daqiiqaddii afraad ee bilowga ciyaarta…