Saadaasha Sky Sports Ee Kulamada Horyaalka Premier League Ee Usbuucan
Telefishanka Sky Sports ayaa soo saaray saadaashiisa kulamada horyaalka Premier League ee toddobaadkan oo ay ballansan yihiin kooxo waaweyn.Leciester City ayaa garoonkeeda King Power Stadium ku qaabbili doonta Manchester City oo la loodin la’ yahay laakiin ay bilowgii xilli ciyaareedka 5-2 ku garaacday, sidoo kalena Arsenal ayuu sugayaa imtixaan adag waxaanay soo dhoweyn doontaa Liverpool oo iyaduba daalaa-dhacaysa, halka Tottenham ay la ballansan tahay Newcastle United iyo ciyaarta kale ee saamaynteeda leh ee Chelsea ay ku…