Roy Keane Oo Shaaciyay Kooxda Premier League Ee Uu Harry Kane Ku
Halyeeyga Manchester United Roy Keane ayaa aaminsan in weeraryahanka Tottenham Harry Kane uu doonayo inuu u wareego garoonka Old Trafford xagaaga marka uu furmo suuqa kala iibsiga.Kabtanka England ayaa waxaa aamusiyay Victor Lindelof iyo Harry Maguire iyadoo Man United ay guul soo laabasho 3-1 ah ka gaartay Spurs kulankii xalay ka dhacay London.Kane ayaa diiday inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo Tottenham intii uu ku maqnaa xulka England iyadoo wararka soo baxaya ay sheegayaan inuu dalban doono in la iibiyo haddii ay kooxda u soo…