Fiiri: Puntland State waxay soo bandhigtay gorgor iyo haramcad “cilladaysan” – Axadle
Gaalkacyo (Axadle) - Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay saraakiil sheegatay inay ka baxeen ciidamada dowladda federaalka, gaar ahaan haramcadka iyo talisyada gorgorka.
Mas'uuliyiinta ayaa waxaa ku soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo wasiirrada amniga iyo maaliyadda Puntland, guddoomiyaha gobolka Mudug iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka waxayna ku amaaneen "inay garowsadeen ku noqoshada deegaannadooda".…