Iska Ilow Barcelona, Atletico & Real Madrid – Jurgen Klopp Oo
Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaciyey magaca koox aad la yaabayso oo ka dhisan waddanka Spain oo uu jeclaan lahaa in uu tababare u noqdo.Klopp oo ay kooxdiisu caawa magaalada Madrid kula ciyaarayso Real Madrid lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League ayaa la weydiiyey, haddii uu u malaynayo in uu maalin tababare ka noqonayo mid ka mid ah kooxaha Barcelona, Real Madrid ama Atletico Madrid, ayaa meesha ka saaray magacyadan oo dhan.Tababaraha ayaa su’aashan uga jawaabay qaab kaftan ah, waxaanu shaaciyey…