The lower house is re-emerging in Somalia as the claim for extension of the concept fills the air

MOGADISHU, Somalia | Somalia's lower house is coming together again today in the midst of an ongoing stalemate with the national election debate as one of the topics in the order paper, as the international community continues to put pressure on the country's leadership. For the fifth time, the international community called on all stakeholders to find an urgent solution to the current stalemate, arguing that it would be appropriate for political leadership to find a solution for the sake of stability and peace in the…

Tofu, a newcomer to “street food”

In Lomé it can be found fried, with a very spicy sauce or grilled on skewers: tofu has become the new star in Togolese "street food". Made from ground soybeans and is usually sold by women who find more income there. Tofu is now one of the most important and can be enjoyed at any time of the day. .

Markii Hore Kabtanimada Haddana Shaadhka!! Falkii Cristiano Ronaldo Ee

Cristiano Ronaldo ayaa mar kale dareen cadho leh muujiyey, waxaanu tuuray shaadhkiisa dhamaadka ciyaartii ay Juventus ku garaacday Genoa Axaddii, taas oo ay kasii horreysay in uu calaamadda kabtanimada dhulka ku tuuray kulamadii caalamiga ahaa ee  isreeb-reebka koobka adduunka ciyaar uu waddanka Portugal barbarro la galay Serbia.Ronaldo ayaa inkasta oo ay kooxdiisu guuleysatay haddana aan faraxsanayn, waxaana uu garoonka ka baxay isagoo cadhaysan.Dejan Kulusevski, Alvaro Morata iyo Weston McKennie ayaa goolasha u kala…

Daawo: Madaxweyne Qoor Qoor oo ka horyimid kordhinta furan – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in marnaba aysan taageeri doonin in loo kordhiyo hay’adaha dastuuriga ah ee dowlada federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Qoor Qoor wuxuu ku sheegay wareysi uu siiyay telefishanka Somali cable ka hor inta uusan ku dhawaaqin maanta kordhinta baarlamaanka inuusan maqal wax mudo kordhin ah, marka laga reebo kutiri kuteen, wararka been abuurka ahna ma weyna.…

the financial controller is interested in

In the Democratic Republic of Congo, the Financial Controller is interested in the disappearance of millions of dollars that would have been used to finance the creation of a company that would belong to relatives of the former President of the Republic, Joseph Kabila. Jules Alingeti wants to understand how the private company called Egal SARL saw its accounts get several million dollars originally…

Jose Mourinho Oo Aan Waxba Ula Hadhin Solskjaer: “Waa Aabe Xun… Son

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa weerar ku qaaday dhiggiisa Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer, waxaanu ku tilmaamay in uu yahay ‘aabo xun’.Manchester United ayaa xalay guul 3-1 ah kasoo gaadhay Tottenham oo ay waliba ka daba-timid, waxaana kulankan hadheeyey go’aankii VAR ee United lagaga diiday goolka, taas oo ay dood ka keeneen khubrada ciyaaruhu.Kaddib ciyaartan, Tottenham ayaa ku negaatay kaalinta toddobaad ee miiska kala-sarraynta, iyadoo ay gabaabsi sii noqonayso fursaddii ay ku raadsanaysay in ay…

Muxuu Rooble kala hadlayey saraakiishii uu u yeeray?

Muqdisho (Axadle) - Ra'iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ugu yeeray kulan uu la qaato saraakiisha amniga ee dowladda Soomaaliya, kaasoo lagu qabtay xafiiskiisa. R / wasaare Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha si uu uga dhageysto warbixino la xiriira xaalada amni ee dalka iyo qorshayaashooda ku aadan sugida amniga dalka. Afhayeenka dowladda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in ra’iisul wasaare Rooble uu faray saraakiisha in ay kordhiyaan amniga dalka inta lagu guda jiro…

Shan Qasaaro oo ka dhalan kara kordhinta uu qorsheynayo MURSAL

Baarlamaanka federaalka ayaa maanta ka shiraaya qorshayaal ay ugu kordhinayaan xilka muddo labo sano ah, Madaxweynaha hadda xilka haya Maxamed C / laahi Farmaajo. Hadii uu Maxamed Mursal qaado talaabada sharci darada ah ee ay Beesha Caalamka horey uga digtay, waxaa imaan doona shan arimood oo qatar ah oo rabshado ka abuuri kara dalka, kuwaas oo kala ah Dowlad ay ku dhawaaqan Madasha Badbaadada Qaranka, oo ay ku jiraan laba maamul goboleed oo leh muhiimad weyn oo siyaasadeed, oo kala ah Jubaland iyo Puntland, labo…

French politicians at the helm

The trial of the bombing of the French military camp Bouaké in Côte d'Ivoire in 2004, which left ten dead (nine French soldiers and one American civilian), enters its third and final week on Monday before the Assize Court in Paris. The French politicians of the time will be heard as witnesses: Prime Minister Jean-Pierre Raffarin and three ministers.…