Waa Kuma Xiddiga Lagu Naanaysay ‘New Bruno Fernandes’ Ee Ay Saxeexiisa
Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay halkeeda kasii wado inay la socoto horumarka uu samaynayo xiddiga Sporting Lisbon ee Pedro Goncalves kahor heshiiska ay ku doonayaan inay ugu dhaqaaqaan suuqa xagaaga.Pedro ayaa lagu naanaysay “Bruno Fernandes-ka xiga” iyadoo xiddiga Manchester United lagula bar-bardhigay qaab ciyaareedkiisa oo kale inuu leeyahay.Goncalves ayaa xilli ciyaareedkan 15 gool horyaalka Liga NOS uga soo dhaliyay kooxdiisa Sporting, 22 sano jirkaas ayaa sidoo kale saddex caawimo soo sameeyay iyadoo kooxdiisu ay…