Waa Kuma Xiddiga Loogu Yeedhay ‘Faraska Indhoolaha Ah’ Ee Chelsea? –
Faraska indhaha la’ ma aha in uu ugu soo bilowdo Chelsea, waxaanay tahay in uu kasoo horreeyo laacibka reer Moroco ee Hakim Ziyech.Chelsea ayaa xagaagii hore waxay lacag badan gelisay suuqa iyadoo lasoo saxeexatay xiddigo badan oo ay ka mi yihiin Hakim Ziyech, Timo Werner iyo Kai Havertz, halka uu bilaash ugu yimid Thiago Silva.Tababare Thomas Tuchel oo bishii January beddelay Frank Lampard ayaa waxa uu kooxda kusoo celiyey jidka guulaha isagoo shaxda kooxdana ka dhigay mid aan la malayn karin oo maalinba uu taatiko guul…