Manchester United Iyo Arsenal Oo Usoo Gudbay Semi-finalka Europa
Kooxaha Ingiriiska ah ee Manchester United iyo Arsenal ayaa iska xaadiriyey semi-finalka Europa League, kaddib markii ay guulo ka gaadheen Granada iyo Spartak Prague oo ay wareeggii siddeedda isku haleeleen.Red Devils ayaa labadii lugoodba ku garaacday kooxda reer Spain ee Granada, halka Arsenal ay xasuuq usoo geysatay Spartak Prague oo lugtii hore barbarro ku qabatay barbarro.Gool uu Edinson Cavani u dhaliyey qaybtii hore iyo mid uu iska dhaliyey difaaca Granada ee Jesus Vallejo ayaa Manchester United ka caawiyey in ay 2-0…