Xiddig Caan Ah Oo Dalbaday In Meydkiisa La Gubo Oo Danbastiisa Lagu
Xiddiga Ingariiska iyo kooxda Tottenham Eric Dier ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo in marka uu geeriyooday meydkiisa la gubo islamarkaana danbastiisa lagu dhex daadiyo garoonka ugu quruxda badan Premier League ee Tottenham Hotspur Stadium.Dier ayaa ku biiray Tottenham sannadkii 2014, wuxuuna noqday taageere weyn oo kooxda ah sida uu ku soo bandhigay wareysi uu siiyay wargeyska Night Commonplace.Xiddiga Ingariiska ayaa sheegay inuu doonayo in marka uu geeriyooday la gubo meydkiisa islamarkaana danbastiisa lagu dhex daadiyo…