Ciyaartoy Waashay Oo Toogasho Ku Dilay Xaaskiisii, Carriirtiisii Iyo

Xiddigii hore ee waddanka Maraykanka u ciyaari jiray kubadda NFL ee Phillip Adams ayaa Khamiistii shalay meydkiisa laga helay South Caroline, iyadoo ay ag-yaallaan meydadka afar qof oo kale oo ay ka mid ahayd xaaskiisii iyo laba carruur ah oo uu awood u yahay.Ciidamada booliska ayaa sheegay in aanay illaa hadda garanayn waxa Phillip Adams ku kallifay inuu dilalkan geysto, isla markaana xasuuqo qoyskiisa, laakiin waxa loo badinayaa in khalkhal maskaxeed ku yimid.Adams oo ka mid ahaa ciyaartoyda ugu caansan ayaa bilowgii hore…

The Democratic Republic of Congo criticizes the episcopate

In a statement presented on Thursday in the capital Kinshasa, Congolese Catholic bishops gathered at the National Bishops' Conference in Congo (Cenco) confirmed that more than 6,000 people have been killed in the Beni region since 2013 and more than 2,000 in the neighboring province of Ituri 2020 in the violence raging in this part of Congo-Kinshasa. For the prelates, the current configuration of the army is a problem. And the solution to the crisis includes military operations under international coordination. .

Liverpool believe that Teun Koopmeiners will replace Wijnaldum

Liverpool have been linked with AZ Alkmaar and the new Dutch international Teun Koopmeiners as a possible replacement for Georginio Wijnaldum.Wijnaldum is in the last three months of his Liverpool contract, has not seen close to signing a new one and will be able to leave as a free agent when it expires in June.Georginio Wijnaldum loses his Liverpool contract and will probably leave more and more as a free agent this summer Fran Santiago / Getty ImagesThe 30-year-old, who was bought for 25 million pounds from Newcastle in…

Why was Luke Shaw replaced at half-time against Granada?

Manchester United manager Ole Gunnar Solskjaer has admitted that replacing Luke Shaw at half-time in Thursday night's Europa League victory against Granada was a cautious decision to "protect" the left-back against the risk of injury.Shaw has been one of United's best players in recent months after returning to training from his latest setback in December and even got his first England hat in two and a half years in last month's World Cup qualifier 2022 against Albania.Shaw has returned to his best form so that any setbacks…

AKHRISO: Kulamada U Hadhay Kooxaha Ku Dagaallamaya Kaalmaha Sare Ee

Iyadoo dareenka horyaalka Premier League uu ku foogan yahay sida uu noqonayo miiska  kala-sarraynta ee kaalmaha labaad illaa afraad maalinta ugu dambaysa, waxa si gaar ah isha loogu hayaa Liverpool oo ah kooxdii ay ahayd in ay horyaalka difaacato laakiin kasoo laad-laada kaalinta toddobaad.Su’aasha ugu weyn ee la isweydiinayaana waxay tahay, miyey kooxda horyaalka difaacanaysaa ka maqnaan doontaa afarta sare & tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka dambe?Jawaabta su’aashani waxa la sugayaa illaa maalinta ugu…

DF oo abaalmarin ku siisay Askartii dagaalyahanada Al-Shabaab jabka garsiyey

Aw-dheegle (Axadle) - Hogaamiyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed wuxuu meeleeyay saraakiil iyo dhammaan askartii ku lugta lahaa burburkii maleeshiyadii xoogaanaa ee dhowaanahan la doonayay in lagu weeraro ciidammada amniga iyo Aw Dheegle Bariire. Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu dalacsiinayay oo ka dhacday deegaanka Aw-dheegle, waxaana saraakiisha, kuxigeenada iyo askarta ka qeyb qaadatay dalacsiinta loo dalacsiiyay min mid darajo.…

Xiddig Manchester United Ah Oo Sidani U Dambaysay Markii Uu Galay

Waxa uu ku guul-darraystay in uu saldhigo garoonka Old Traffod iyo in uu si buuxda uga mid noqdo kooxda koowaad, waxaase uu ugu dambayntii isku qaaday in uu noqdo dagaalyahan dhab ah, isagoo galay xayndaabka dagaalka.Ravel Morrison oo ka mid ahaa ciyaartoyda da’yaraantoodii loo saadaalinayay in ay wacdaraha ka dhigi doonaan, ayaa xirfaddiisu kusoo dhamaatay qaab aan fiicnayn, waxaana uu ka baxay Old Trafford iyadoo aanu rumaynin hammigiisii ahaa in uu ciyaartoyda kooxdaas si rasmi ah uga mid noqdo.Laakiin kooxo kale oo uu…

Mikel Arteta insists Arsenal can still beat Slavia Prague

Arsenal boss Mikel Arteta is confident the Gunners can still advance to the Europa League semi-finals after conceding a late equalizer against Slavia Prague in the first leg of the Emirates Stadium on Thursday night, but his tactical decision in the game has drawn anger from fans and club legends.Arsenal had plenty of chances in the game but failed to test Slavia's goalkeeper Ondrej Kolar. Even when Alexandre Lacazette was on target with a full half plane to run in, the Frenchman struck his effort against the…

Maxkamad baabi’isay go’aankii Kenya ee ahaa in la xiro xeryaha qaxootiga

Nairobi (Axadle) - Xaakim Kenyan ah ayaa ka soo horjeestay go’aanka dowlada Kenya ay ku xireyso laba xero oo qaxooti boqolaal kun oo dad ah oo badankood ka yimid dalka soomaaliya sida lagu sheegay nuqul ka mid ah go’aanka. Maxkamad ay aragtay Reuters. Labo todobaad ka hor Wasiirka Arimaha Gudaha ee Kenya Fred Matiang’i ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay damacsan tahay in ay xirto xeryaha waxa uuna u qabtay Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR labo todobaad in ay ku soo bandhigto qorshayaasheeda…

Waa Kuwee Xiddigaha Ugu Mushaharka Badan Premier League, Kaddib

Kevin De Bruyne  ayaa heshiis cusub u saxeexay Manchester United toddobaadkan, waxaanu laba sannadood kusii kordhiyey qandaraaskiisii hore, isagoo Etihad Stadium joogi doona illaa laga gaadhayo sannadka 2025ka.Heshiiskan cusub ayaa si weyn sare ugu qaaday mushaharka uu laacibkani ka qaadanayo kooxdiisa Manchester City ee afarta sannadood ee soo socota, iyadoo uu noqonayo laacibka ugu mushaharka badan guud ahaan horyaalka Premier League.Tababare Pep Guardiola ayaa ka shaqeeyey sidii uu Kevin De Bruyne ugu sii negaan lahaa…