Shaxdii Kooxdii Ugu Fiicnayd Champions League Toddobaadkan, Laba
Shabakadda caanka ku ah ururinta xogaha kala duwan ee kubadda cagta ee Whoscored ayaa soo saartay shaxda ay u dooratay midii ugu fiicnayd UEFA Champions League kulamadii xalay iyo habeen hore ee ahaa lugta labaad ee siddeed dhammaadka Champions League.Shaxdan oo ay xiddigaha ugu badan ku yeesheen Real Madrid iyo Bayern Munich ayuu goolhayaheedu yahay Thibaut Courtois oo xalay badbaadino cajiib ah ka sameeyay kulankii ay bar-bardhaca goolal la’aanta ah kusoo galeen gegida Anfield.Labada daafac dhexe ee shaxdan oo labaduba…