Booliska Puntland State iyo Galmudug ayaa howlgal wadajir ah ka wada magaalada Gaalkacyo
Booliska Puntland iyo Galmudug ayaa howlgal wadajir ah ka sameeyay magaalada Gaalkacyo. waa magaalo xarumeedka gobolka Mudug. Booliisku waxay tan u sameeyaan si loo sugo amniga, loola dagaallamo mukhaadaraadka iyo kooxaha habeenkii dhaca.
Koonfurta Gaalkacayo waxaa maamusha dowlad goboleedka Galmudug halka maamul goboleedka Puntland laga maamulo waqooyiga, waxaana jira heshiis u dhexeeya wasaaradaha amniga ee labada dowladood oo ah iskaashi.
Taliye ku xigeenada qeybta booliska gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland…