Two English clubs are close to losing their temper over Super League plans

Two of the English sides involved in the formation of the Super League are perceived to be close to dissolution after all the controversy that the plans have attracted.In addition to a huge amount of backlash, which has seen supporters protest outside the arenas and on social media, there have also been threats from UEFA and FIFA to fire the teams and players from all other competitions if they choose to join this new attitude.UEFA's Alexander Ceferin confirms: "Players who will play in the Super League will be banned from…

Laba Kooxood Oo Premier League Ah Oo Doonaya Tababarihii Shalay La

Jose Mourinho ayay suurtogal tahay in uu sii joogo horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League kaddib markii shalay laga caydhiyey Tottenham.Tababaraha reer Portugal ayaa waqti adag ku qaatay hroyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, waxaana ugu dambaysay in uu ku guuleysto horyaalka sannadkii 2015 oo uu la qaaday Chelsea, laakiin intii ka dambaysay ayey sumcaddiisu hoos usii socotay.Manchester United oo uu layliyey ayaanu la qaadin horyaalka inkasta oo uu koobab kale oo uu ku jiro Europa League u qaaday, waxaana…

Farmajo asks AU to mediate in Somalia’s political crisis

Farmajo asks AU to mediate in Somalia's political crisis MOGADISHU, Somalia - The African Union should take a leading role in conveying Somalia's political impasse, outgoing President Mohamed Abdullahi Farmajo has said after his recent trip to the Democratic Republic of Congo, whose president Felix Tshisekedi is the current president of the Addis Ababa-based institution. Farmajo…

James Milner Oo Shaaciyey In Uu Kasoo Horjeedo Tartanka Super League

Kabtan ku-xigeenka kooxda kubadda cagta Liverpool ee James Milner ayaa shaaciyey in uu kasoo horjeedo qorshaha iyo tartanka cusub ee ay Liverpool qaybta ka tahay ee European Super League, kaas oo ay 12 kooxood oo waaweyn isku waafaqeen in ay samaystaan.Kaddib markii ay soo dhamaatay ciyaartii ay Liverpool barbarraha 1-1 la gashay Leeds United xalay, James Milner ayaa warbaahinta hor-yimid, waxaanu soo bandhigay dareenkiisa dhabta ah ee ah in aanu ku faraxsanayn in kooxdiisu qayb ka noqoto tartankan.Lixda kooxood ee waaweyn…

“Ma Iyagaa Ku Dhaca, Sharciga Ayaa Na Ilaalinaya…” – Florentino

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Perez ayaa wax lagu qoslo ku sheegay hanjabaadda UEFA ee ah in ciyaartoyda kooxaha samaystay Super League xayiraad laga saarayo tartamada Koobka Adduunka iyo Euro, haddii ay naadiyadani kusii adkaystaan in uu hirgalo tartankoodu.Xidhiidhada kubadda cagta Yurub ee UEFA, Maamullada horyaallada Premier League, LaLiga & Serie A oo lagu daray FIFA ayaa meel adag iska taagay qorshaha 12 kooxood ay ku dhawaaqeen Axaddii ee ah in ay samaysanayaan horyaal sida Champions…

Farmaajo ayaa ka quustay dalabka cusub ee dhexdhexaadinta ee uga yimid Koonfur Afrika – Axadle

Kinshasa (Axadle) - Dhowr saacadood ka dib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo iyo Madaxweynaha Midowga Afrika ay ku casuumeen inuu dhexdhexaadiyo dhinacyada ay khusayso arrimaha siyaasadda, ayaa madaxweyne Farmaajo wuxuu soo saaray war murtiyeed durba niyad jab ku riday wadahadallada. Dukumiintiyo hore oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo guddoomiyaha DRC labaduba waxay caddeeyeen in Farmaajo uu doonayo…

Madaxweynaha UEFA Oo Si Xun U Aflagaadeeyay Ed Woodward & Madaxa

Madaxweynaha UEFA Ceferin ayaa jawaab carro leh ka bixiyay go’aankii ay 12 kooxood ugu dhawaaqeen inay sameysteen tartan cusub oo la magac baxay European Super League kaasoo baabi’inaya Champions League iyo xamaasadii horyaalada ugu waa weyn Yurub.Ceferin ayaa ugu hanjabay ciyaartoyda 12ka kooxood in laga mamnuuci doono tartamada caalamiga ah sida Qaramada Yurub iyo Koobka Adduunka haddii ay ka qeyb qaateen European Super League.Madaxweynaha UEFA ayaa ku kacay arin aan looga baranin mas’uul isagoo si shaqsi ah u…

Farmaajo oo soo gaabiyey safarkii CONGO, kuna soo noqday Muqdisho – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib booqasho maalin qaadatay oo uu ku tagay magaalada Kinshasa ee axadle Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC). Soo noqoshada Farmaajo ayaa ahayd mid lama filaan ah, waxayna madaxtooyadu horey u sheegtay in safarka uu qaadan doono labo maalmood, laakiin lagu soo koobay 24 saac. Ma cada sababta safarka loo baajiyay, waxaase horey loo…

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhacay digniintii Xasan Sheekh + Video – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa umuuqda in uu dhibane u noqday digniin uu usbuuc ka hor bixiyay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh ayaa kula taliyay Farmaajo in inta go’aanka uu ku jiro gacanta Soomaalida wada hadalna lagu qabanayo dalka, hadii uu diido uu ka guurayo xerada Afisyoon una guurayo magaalada Kampala ama wadamada kale ee Afrika, halkaas oo uu xal…

Sababta Rasmiga Ah Ee Ay Bayern Munich & PSG U Diideen Inay Ku Biiraan

Mid ka mid ah waxyaabaha la isweydiinayay habeenkii Axada markii lagu dhawaaqay tartanka cusub ee European Super Lague ayaa aheyd inaysan ku jirin kooxo ka dhisan France ama Germany.Kooxaha sida Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich qeyb kama aheyn 12ka kooxood ee ilaa iyo haatan la shaaciyay inay yihiin kuwii aas-aasay tartanka cusub ee Super League, iyadoo labadaan kooxood ay gabi ahaanba iska diideen inay qeyb ka noqdaan tartanka kooxaha waa weyn.Sababta ay PSG isaga diiday inay qeyb uga noqoto Super League waa mid…