Shaxda Rasmiga Ah Arsenal vs Everton – Mikel Arteta Oo Afar Ciyaartoy
Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates waxay ku qaabbilaysaa Everton, kulan labada kooxoodba si aad ah u raadinayaan guul badbaado u noqon karta xilli ciyaareedkooda oo ay ugu dhowaan karaan naadiyada ka horreeya.Mikel Arteta ayaa siddeed isbeddel ku sameeyey safkii uu ku ciyaaray kulankii Fulham ee Axaddii barbarraha 1-1 ay galeen, waxaana uu ciyaartan kabtan ka dhigay Rob Holding. Kaliya Granit Xhaka, Dani Ceballos, Bukayo Saka iyo Emile Smith Rowe ayaa soo noqday safkii Fulham la ciyaaray.Tababaraha Everton ee Carlo Ancelotti…