Nabadoonka reer Muqdisho ah oo ladilay
Muqdisho (Axadle) - Waxyar kahor salaada maqrib, waxaa degmada Kaaraan lagu dilay nabadoon caan ah oo kamid ahaa ergadii soo dooratay baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday afar sano kahor.
Koox hubeysan ayaa Nabadoonka ku dilay agagaarka masaajidka Turkiga oo ku yaal aagga Jamhuuriya ee degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C / laahi Ciise Hilowle, wuxuuna ka mid ahaa Golaha Wakiilada, iyadoo askarigii dilka geystay uu goobta ka baxsaday.
Goobjoogayaal ku sugan Muqdisho ayaa…