Xigasho: Qatar oo ergo usoo dirtay Muqdisho waxayna umuuqataa inay iska fogeyneyso DF
Muqdisho (Axadle) - Dowladda Qatar ayaa dhowaan ergey gaar ah u soo direysa Soomaaliya taasoo qeyb ka ah dadaallada ay ku dooneyso inay miiska wadahadalka ku keento madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday iyo daneeyayaasha siyaasadda, sida ay ogaatay Axadle.
Sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed, wakiilka cusub ee Qatar u qaabilsan Soomaaliya Dr. Mutlaq bin Majed al-Qahtani, oo ahaa ninkii hogaaminayay wadahadaladii uu Mareykanku horkacayay ee lala galay Taalibaan.
Wakiilka cusub oo la magacaabi doono bilowga isbuuca cusub…