Libaax ayaa labo Qof ku dhaawacay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (SLpost) - Booliska Somaliland ayaa digniin ka soo saaray libaax ka cararay xero lagu xannaaneyn jiraay, Kaasi oo ku dhaawacay magaalada Hargeysa dad.
Ciidanku waxay uga digeen bulshada reer Hargeysa, gaar ahaan dadka ku nool Caasimada Hargeysa inay ka feejignaadaan halista libaaxa isla markaana ay la socodsiiyaan laamaha amniga sii ay dib ugu celiyaan Xeeradda Waran Cade Zoo, oo uu markii hore ka soo cararay.
Digniin: Booliska Somaliland waxay ku wargalinayaan bulshada Somaliland gaar ahaan Axadle in mid ka mid…