Harry Maguire Oo Barbarreeyey Rikoodh Taariikhi Ah & Midka
Difaaca Manchester United ee Harry Maguire kama maqnaanin hal daqiiqo oo horyaalka Premier League ah tan iyo markii uu yimid Manchester United, waxaanu ciyaaray kulan walba 71 ciyarood oo isku xiga oo dhamaantood horyaalka ah, waxaanu barbarreeyey rikoodh cajiib ah.Difaaca reer England ayaa si joogto ah ugu ciyaarayay United kulamada horyaalka Premier League tan iyo intii uu kaga soo biiray Leicester City sannadkii 2019.28 jirkan ayaa ciyaaray dhamaystay 90ka daqiiqadood kulankii Red Devils ay barbarraha la gashay Leeds…