Xigasho: Maxaa hakiyay shirkii khamiislaha ahaa ee xukuumadda DF? – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Waxaa maanta lagu wadaa in Caasimadda Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa Axadle u sheegay in kulanka uusan dhicin shalay, laakiin aysan ogeyn sababta rasmiga ah. Xogta aan helnay waxay muujineysaa in maqnaashaha shirka loo arkaayo inuu saameyn weyn ku yeeshay khilaafka doorashooyinka dalka.
Sida aan xogta ku heleyno Wasiirada ayaan shalay soo…