WARBIXIN: Henry, Vieira Iyo Bergkamp Oo Bilyaneer Ka Caawinaya Inuu
Sida uu sheegayo wargeyska ree England ee The Telegraph, Bilyaneerka ree Sweden ee Daniel Ek ayaa gudbinaya dalab uu ku doonayo inuu iibsado kooxda Arsenal isaga oo caawimo ka helaya halyeeyada kooxdaas ee Dennis Bergkamp, Theirry Henry iyo Patrick Vieira.Ek oo ah shaqsiga aas-aasay shirkadda muusiga ee Spotify ayaa toddobaadkii hore soo bandhigay xiisaha uu u qabo inuu iibsado Arsenal xilli ay jireen mudaharaado lagaga soo horjeedo mulkiilaha hadda ee Gunners ee Stan Kraonke.Jimcihii ayay ahayd markii uu Ek bartiisa…