The New York Times ayaa daabacday warbixin xasaasi ah oo kashifaysa Farmaajo – Axadle
New York (Axadle) - The New York Times ayaa daabacday warbixin xasaasi ah oo ku saabsan sababta madaxweyne Farmaajo u dhiibtay Baasaboorka Mareykanka, isagoo hore u qaatay baasaboor Canadian ah iyo dhacdo ay ku lug yeesheen bulshada Soomaaliyeed ee Buffalo, taasoo tusaale u ah jacaylka uu u qabo dowladda.
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka tanaasulay dhalashadiisa Mareykanka 1-dii Ogosto, 2019 asagoon wax sabab ah sheegin, laakiin New York Times ayaa…