Doorashooyinka Itoobiya ayaa markale dib loo dhigay – Maxaa cusub? – Axadle
Addis Ababa (Axadle) - Madaxa guddiga doorashooyinka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay maalintii Sabtida in ay tahay wax aan macquul aheyn in la qabto doorashada baarlamaanka oo loo muddeeyay 5-ta bisha Juun iyada oo aan la cayimin taariikh cusub.
Markii uu xafiiska qabtay seddex sano ka hor, raiisul wasaare Abiy Ahmed wuxuu balan qaaday inuu meesha ka saari doono kaligii talisnimada isla markaana uu qaban doono doorashooyinkii ugu dimuqraadiyada…