Liverpool Oo Shaacisay Malaayiin Lacag Ah Oo Ay Khasaartay Sannadkan
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay warbixinteeda maaliyadda ee xilli ciyaareedkan sii dhamaanaya, waxaana ka muuqata in ay ku jirto khasaare malaayiin ah.Reds oo xilli ciyaareedkan halis ugu jirta in aanay ka mid noqonin kooxaha Champions League ciyaaraya sannadka dambe, kuna jirta kaalinta toddobaad ee horyaalka Premier League iyadoo shan ciyaarood oo kali ahi hadhsan yihiin, ayaa waxay soo bandhigtay khasaare weyn oo ay ku jirto.Fayraska Korona ayay muuqataa in saamayn weyn oo dhaqaale uu ku yeeshay Liverpool…