Ciidamadii iyo gaadiidkii Captan Moomin ayaa dib ugu soo laabtay DF – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku sugan Axadle Soomaaliya ee Muqdisho, ciidamo iyo gaadiid uu qabtay taliye ku xigeenka qeybta gaarka ah ee booliska Muumin Ciise Maxamuud ayaa xalay lagu soo celiyey dowlada Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa timid kadib wadahadallo dhex maray saraakiisha sare ee ciidamada ee degmooyinka Hodan iyo Howl-Wadaag iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka…