Dagaal culus oo ka qarxay magaalada Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyay – Axadle
Baladweyne (Axadle) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay banaan bax rabshado wata.
Dagaalka ayaa ka qarxay magaalada Beledunur ee galbeedka magaalada Baladweyne kadib markii ay isku dhaceen labo maleeshiyo beeleed.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu sababay dhimasho oo isugu jira dhimasho iyo…