Sheekh Shariif oo war ka soo saaray shirkii 20-kii May iyo kalsoonida uu ku qabo Rooble – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray qoraal uu ku muujinayo rajo uu ka qabo in shirka loo balansan yahay 20-ka bishaan uu noqdo mid mira dhala, hadii loo dhan yahayna, sida uu hadalka u dhigay.
Madaxweynaha ayaa bartiisa xiriirka bulshada ee Facebook soo dhigay: "Waxaan rajeynayaa in kulanka 20-ka Janaayo ee Allianz uu yahay…