Shaxaha Rasmiga Ah Ee Arsenal vs Villarreal – Arteta Oo Shax Xooggan
Mikel Arteta ayaa shax adag kusoo galay kulanka ay garoonka Emirates Stadium ku qaabbilayaan Villlarreal, lugta labaad ee semi-finalka Europa League.Tababaraha reer Spain ayaa kaydka kusoo bilaabay weeraryahanka reer France ee Alexandre Lacazette oo kasoo laabtay dhaawac, Willian, Gabriel Magalhaes iyo Tierney oo ugu dambayntii kasoo kacay dhaawac.Weeraryahanka reer Gabon ee Pierre-Emeric Aubameyang ayaa hoggaaminaya safka Arsenal, waxaanay iska garab ciyaarayaan Nicolas Pepe iyo Bukayo Saka, halka khadka dhexena ay kusoo…