Chelsea mise Man City – Wesley Sneijder Oo Saadaaliyey Finalka
Halyeygii khadka dhexe ee reer Netherlands ee Wesley Sneijder ayaa saadaal ka bixiyey kulanka finalka Champions League ee ay Sabtida wada ciyaari doonaan Chelsea iyo Manchester City.Wesley Sneijder oo Champions League kula guuleystay Inter Milan sannadkii 2010, waqtiyo wanaagsanna kusoo qaatay Tottenham iyo Real Madrid ayaa waxa uu aaminsan yahay in kooxda tababare Thomas Tuchel ay leedahay awood ay ku jiidho Man Citiy finalka Champions League.Blues ayaa laba jeer oo hore soo garaacday Man City xilli ciyaareedkan intii uu…