Inkaartii Soo Dhamaatay, Rikoodhadii La Diiwaangeliyey, Xiddigii

Gool uu waqtigii dhimashada u dhaliyey Alexander-Arnold ayaa kala saaray Liverpool iyo Aston Villa oo ku dhowaa in ay barbarro ku dhamaystaan ciyaarta, waxaana goolkani uu Reds u go’aamiyey in saddexda dhibcood ay ku qaadato garoonkeeda Anfield.Guushani waxay Liverpool keentay kaalinta afraad ee horyaalka oo ay ku jiri doonaan illaa inta ay guulo soo gaadhayaan Chelsea, Tottenham ama West Ham, iyadoo midda dambe ay xataa ku dhaafi karayso barbarro ay keento.Xaqiiqooyinkii kulankaLiverpool ayaa gool ay dhalisay daqiiqaddii…

Liverpool 2-1 Aston Villa: Player ratings from Anfield

Liverpool climbed into the top four in the Premier League with a final gasp 2-1 victory over Aston Villa on Saturday afternoon. The Reds dominated from the start, and Mohamed Salah should have broken the deadlock early, but he threw a shot at the post when he was clean through Emiliano Martinez. Egypt missed the target again soon after, and Villa took advantage of the hosts' poor finish when Ollie Watkins blew up Alisson Becker, who should have done better.? Half time at Anfield and Ollie Watkins' goal has Villa in front…

Liverpool Oo Soo Gashay Kaalinta Afraad, Alexander-Arnold Oo Waqtigii

Liverpool ayaa soo gashay kaalinta afraad ee horyaalka Premier League kaddib markii ay guul cidhiidhi ah ka gaadhay Aston Villa oo ay kaga aarguteen Anfield oo horraantii xilli ciyaareedka xasuuq usoo geysatay. Kulankan oo ay Liverpool iska lumisay fursado badan oo dahabi ahaa, ayaa waxa gool la hormartay Aston Villa oo dhamaadka qaybtii hore uu gool u dhaliyey Ollie Watkins, hase yeeshee Reds ayaa kaga jawaabtay gool uu u saxeexay Roberto Fimino, balse VAR ayaa diidday kaddib markii ay soo baxday in Jota uu xoogaa yar oo…

Leeds defy the Bielsa burnout theory in victory over Man City

Sometimes you just have to put both hands in the air and admit that you were wrong.A few months ago, we predicted that Leeds could be on the verge of a catastrophic collapse after being hailed for their highly octane, aggressive, energetic style of play during the first half of their maiden campaign back in the Premier League.Marcelo Bielsa's side was fantastic in Manchester City | Pool / Getty ImagesTo give some perspective; Marcelo Bielsa's side had recently been knocked out by League Two side Crawley Town in the FA Cup,…

Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Hogaamiye Geelle guushiisa

Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle guushii uu ka soo hooyay doorashadii madaxtinimada ee dhacday 9-kii Abriil, 2021-kii. Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyey guushii Hogaamiyaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo helay 98.58% codadkii aftida. “Waxaan ugu hambalyeynayaa madaxweynaha dalkeena aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle dib u doorashadiisa, waa guul sii xoojinaysa…

Gudoomiyaha Gobolka Baay Oo Ka Badbaaday Qarax Ismiidaamin Ah

Guddoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa ka badbaaday qarax ismiidaamin ah kadib markii qof isa soo miidaamiyay uu isku qarxiyay maqaaxi ku taala bartamaha magaalada Baydhabo. Sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo wareedyo, waxaa ku nafwayey afar qof oo shacab ah iyo mid ka mid ah ilaalada gudoomiyaha. “abaarihii 11:15 daqiiqo oo subaxnimo ee saaka, qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay maqaaxi la yiraahdo SUWEYS oo ka soo horjeedka munaaradda SALAD JEERI ee xafadda Bardaale, Baydhabo, halkaas oo ay ku…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Crystal Palace vs Chelsea – Tuchel Oo FC Porto

Chelsea ayaa ku sugan garoonka Selhurst Park oo ay marti ugu tahay Crystal Palace, waxaanu tababare Thomas Tuchel uu raadinayaa in ay dib ugu soo laabtaan jidka guusha ee horyaalka iyo kaalinta afraad kaddib markii usbuucii hore ay West Brom ku garaacday 5-2.Blues ayaa dib u wada heshay ciyaartoygeeda  ka hor kulanka Selhurst Park, laakiin waxa ka maqan Thiago Silva oo kaadh cas  qaatay ciyaartii hore, waxaase khadka dhexe kusoo bilowday Hudson-Odoi oo muddooyinkii dambe kaydka ku jiray.Thomas Tuchel ayaa ciyaartan kusoo…

Player ratings such as Die Roten and Die Eisernen share prey in the drill party

Bayern Munich and Union Berlin played an uninterrupted draw on Saturday afternoon, as Bayern's lead at the top of the Bundesliga was reduced to five points.Goalkeeping opportunities proved to be very sparse all the time and it took Bayern until the 69th minute to break the deadlock. Thomas Muller pushed the ball into Jamal Musiala's path after a distortion in the box before the 18-year-old produced wonderful footwork to weave space for himself and tear the ball past Andreas Luthe.The visitors leveled the scores after 86…

UNHCR waxay xal u heshay soogalootiga ku jira xeryaha Dhadhaab & Kakuma?

Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa u qabatay mudo 14 maalmood ah soogalootiga ka soo qaxay xeryaha soogalootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya laga bilaabo 24 Marso 2021 si loo xiro. Kenya waxay ku hanjabtay inay xiri doonto xeryaha 14-kii maalmood ee la soo dhaafay, UNHCR-na waxay yareyneysaa aagaga dhalmada ee qoysaska. In kasta oo maxkamad ku taal Kenya ay laashay go'aankii xukuumadda Nairobi, haddana Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay ku adkeysanaysaa in UNHCR ay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More