DF oo Mamnuucday Diyaarada Kenya inay ka degto Hargeysa – Axadle
Muqdisho (Axadle) - Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka mamnuucday dalkeeda shirkad ka diiwaan gashan dalka Kenya ka dib markii ay magaalada Nairobi ka soo dejisay qalabkii loogu talagalay doorashooyinka Somaliland ee ka dhacay magaalada Nairobi.
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan hay’adda duulista rayidka Soomaaliya ayaa Axadle u sheegay in shirkadda diyaaradaha ee Astral Aviation la mamnuucay ka dib markii ay ku xadgudubtay…