David De Gea Oo Ka Baxay Aamusnaanta, Waxa Uu Ka Yidhi Guul-darradii
Goolhayaha Manchester United ee David de Gea ayaa ugu dambayn ka hadlay guul-darradii kooxdiisa kasoo gaadhay finalka Europa League oo Arbacadii ay Villarreal koobka kaga qaadday rikoodheyaal.David de Gea ayaa khasaariyey rikoodhihii ugu dambeeyey ee kooxdiisa, iyadoo uu awoodi waayey in uu qabto dhamaan 11kii rikoodhe ee ay laagatay Villarreal, waxaase usii dheer oo uu canaan kale ku mutaystay, in uu raaci waayey tilmaantii iyo qishkii tababareyaashiisu siiyeen ee ku saabsanaa halka ay ciyaartoyda Villarreal tooganayeen.Ole…