Rio Ferdinand Oo Kashifay Farqiga Weyn Ee
Rio Ferdinand ayaa aaminsan in Frank Lampard uu dayacay xiddigihii waa weynaa ee Chelsea halka Thomas Tuchel uu dib u dhisay xiriirka ciyaartoyda khibrada leh taasoo keentay in Chelsea ay sarre u kac aad u weyn ah sameyso.
Tuchel ayaa la shaqaaleysiiyay markii la ceyriyay Lampard bishii Janaayo isagoo aan weli laga badinin tan iyo markii uu yimid London, wuxuuna doonayaa inuu kooxda ku soo celiyo afarta kaalimood ee ugu sareysa xilli ciyaareedkan.
Wuxuu u soo saaray semi-finalka FA Cup halka ay sidoo kale soo gaareen…